Kniha Sirta Guusha Hassan Mudane

Sirta Guusha

Autor: Hassan Mudane
Jazyk: Turečtina
Vazba: Brožovaná
Vydavatel: Karbon Kitaplar
Dostupnost: 50 % šance
Prohledáme celý svět
248
Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaa...

Informace o knize

Jazyk
Turečtina
Vazba
Kniha - Brožovaná
Vydáno
2016
Stránek
112
EAN
9786059681841
ISBN
6059681840
Enbook ID
15489034
Vydavatel
Hmotnost
115
Rozměry
131 x 195 x 15

Kompletní popis

Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda. Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha, waa jiheeye ku tusiya waddada guusha, waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha. Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guulaysto Ma kula tahay guusha inay iska timaado bilaa sabab laaan Ma umalaynaysaa inaad guulaysan karto adigoo aadan guusha u halgamin Ma kula tahay in guusha xaglo laabadan lagu gaaro Miyey kula tahay inay guusha fadhiga kuugu imaan doonto Maya sidaas ha ku fikirin waayo guusha markaad dalbato durbadiiba iskama timaadee sababo isbiirsaday ayay ku timaadaa marka baro sababhaas si aad u hesho sirta guusha Buuggaan wuxuu farta kuugu fiiqi doonaa habkii aad ku ugaarsan lahayd guusha aad dalbanayso, wuxuu taabanaya oo kaaga sheekaynayaa sidii aad u guulaysan lahayd, hormar u gaari lahayd, yoolkaaga u xaqiijin lahayd adigoo adeegsan doona qaaciddada guusha. Buuggaan Sirta Guusha waxaa saldhig u ah labo shuruuc oo kala ah 1. Inaad hesho xog muhiim ah oo laxiriira guusha 2. Dhaqan gelinta xogtaas adigoo adeegsanaya qaaciddada guusha

Zákaznicí kteří koupili tuto knihu koupili také

2 505

Nova's Reading Log

Martha Day Zschock
347
371
359
3 345
252
699
566